Monday, June 23, 2025

Alshabaab oo gacanta ku dhigay Diyaarad Nooca Drone-ka ah, Gobolka Sh/Hoose

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay inay gacanta ku dhigeen Diyaarad nooca Drone ah  ee keligeed is wada oo la sheegay inay kusoo dhacday degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Wararka ayaa sheegaya in diyaaradda ay iskeed ugu dhacday dhul Beereed ku yaalla degaanka Mubaarak oo ka tirsan Shabeelaha Hoose, waxayna sheegeen in kooxda farsamada ee Alshabaab ay la wareegeen diyaaradaasi.

Diyaaradda ayaa loo maleynayaa inuu leeyahay Mareykanka, iyadoo ah nooca wax basaasa ah ee kamerooyinka ay ku xiran yihiin, waxaana hore diyaarado noocan oo kale ah ay Alshabaab soo bandhigeen iyagoo degaanadooda ku dhacay.

Ad

Ma jirto cid sheegata diyaaradaha Drone-ka ah ee wax basaasa oo si weyn uga howlgala degaanada Alshabaab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON