Tuesday, July 15, 2025

Alshabaab oo ka baxday Balcad iyo Ciidamada Dowladda oo shaaciyey inay ku laayeen Alshabaab…

Alshabaab ayaa dib uga baxday degmada Balcad, kadib markii ay xilliga salaadii subax qabsadeen, iyadoo qasaare dhimasho iyo dhaawac leh uu ka dhacay.

Sarkaaiisha ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay inay dagaalka ku dileen ilaa sagaal ka mida Al-shabaab oo ay sheegeen inay saakay weerar gaadmo ah kusoo qaadeen, qaybo ka mida degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe.

Alshabaab ayaa madaafiic iyo rasaasta xoog leh u adeegsaday weerarka ay ku qaadeen Alshabaab ay ku dhinteen shan qof oo rayid ah, dad kalena ay ku dhaawacmeen.

Dhinaca Alshabaab ayuu sheegay in malleeshiyaadka Alshabaab ee weerarka soo qaaday meydadkoodu daadsan yahay duleedka magaalada Balcad.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON