Monday, July 14, 2025

Alshabaab oo saddex nin ku daldashay Gobolka Baay [Akhriso Magacyada]

Kooxda Alshabaab ayaa Gobolka Bay ku toogtay saddex nin oo ay ku soo eedeeyeen Jaajuusnimo.

Falka lagu daldalay raggan ayaa ka dhacay Gobolka Baay oo goob fagaare ah oo dad badan la isugu keenay lagu toogtay. Maxkamadda Alshabaab ayaa ku eedeysay saddex nin inay basbaasiin u ahaayeen dowladda Federaalka iyo sirdoon shisheeye.

Magacyada saddexda Nin iyo da’dooda waxay kala yihiin:

C/llaahi Daamey Maxamed Nuur  (36 sano jir)

Maxamed Iimaan Xasan (42 sano jir)

Maxamed Sshariif Cali (21 sano jir)

Inta badan dacwooyinka lagu soo oogo eedeysnayaasha Alshabaab ahaa ah basaasnimo iyadoo lagu xukumo inay qirteen dembiga.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON