Thursday, June 26, 2025

Alshabaab oo shaaciyay inay dagaal kula wareegeen Degaanka Muuri

Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya inuu dagaal ku dhex maray halkaasi ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kooxda Alshabaab.

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay dagaal kula wareegeen degaanka Muuri oo u dhow degmada Afgooye kadib dagaal culus oo ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada milateriga ku lahaayeen.

Dadka degaanka ayaa sheegaya in deegaanka Muuri 13 Km Koofur ka xiga degmada Afgooye ay saaka gacanta ku hayaan maleeshiyada Alshabaab oo iyadoo tiro badan ku soo qulquleen.

Ma jirto wax war ah oo dhinaca dowladda Federaalka ka soo baxay kuna saabsan dagaalka ka dhacay Muuri iyo sheegashada Alshabaab.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON