Tuesday, June 24, 2025

Alshabaab oo sheegatay inay sarkaal Mareykan ah ku dishay weerar ka dhacay duleedka Kismaayo

Al-shabaab ayaa shaacisay in dhowaan ka dhacay duleedka magaalada Kismayao halka lagu magacaabo  Cabdulle Biroole  dileen Sarkaak sare oo Mareykanka iyo ciidamo Kenyaan ah oo ay wehliyeen maleeshiyada Axmed Madoobe.

Warbaahinta Al-shabaab taageertay ayaa baahisay in dagaalka ka dhacay duleedka Kismaayo uu ahaa iska hor imaadyo goosgoos ah iyo jidgooyo soo noqnoqday oo gaadmo ahaa ayna ka hortageen weerar culus oo ay iska kaashadeen ciidamo Mareykan ah, kuwa AMISOM iyo ciidamada Jubba.

Ma jiraan warar madax bannaan oo ka hadlaya qasaaraha dagaalkaasi sababay, waxaase Alshabaab ay sheegtay inay faafhaahin kale kasoo saari doonto dagaalkaasi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON