Sunday, July 13, 2025

Alshabaab oo War kasoo saartay Sarkaalkii ay soo bandhigtay Hay’adda Nabadsugidda Somalia ee NISA

Al-Shabaab ayaa war ay kasoo saartay sarkaal ay muuqaalkiisa faafisay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA, kaasoo la sheegay inuu ka tirsanaa Warbaahinta Alshabaab.

Sarkaal ka tirsan Qeybta warbaahinta Al-Shabaab oo ay soo xigatay warbaahinta ku hadasha afka Alshabaab ayaa sheegay in ninka muuqaalkiisa lasoo bandhigay aanu weligiis ka mid noqon xafiiska warfaafinta Mujaahidiinta, wax xiriir ahna aanu kala dhexeyn, isla markaana aysan wax aqoon ah u lahayn.

Hay’adda NISA ayaa galabta faafisay muuqaalka nin ay sheegtay inuu lagu soo qabtay howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu soo qabtay nin ka tirsanaa Warbaahinta taageerta Alshabaab, iyadoo aan bixin faahfaahin kale.

HOOS KA AKHRISO WARKA NISA SOO SAARTAY

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON