Monday, July 14, 2025

Alshabaab oo war yaab leh kasoo saartay Weerar Mareykanku ku qaaday Saldhig ku yaalla Gobolka Bay

Kooxda Alshabaab ayaa beenisay wax la yaab lehna ku tilmaantay weerar Mareykanku sheegay inuu ku qaaday xarun ay ku lahayd Gobolka Bay oo lagu dilay in ka badan 100 dagaalame oo ka tirsan Alshabaab.

Afhayeena howlgallada Alshabab C/sasiis Abuu Muscab ayaa beeniyay in Xero Ciidan oo ay Al-Shabaab leeyihiin uu Mareykanka uu duqeeyey. “Waa waxba kama jiraan warka ka soo yeeray Mareykanka ee ah inay duqeyn la beegsadeen Mucaskaraadka Mujaahidiinta, waa war aan sal iyo raad toona laheyn” ayuu yiri Abuu Muscab.

Alshabaab ayaa ku doodeysa inaysan jirin saldhig ku yaalla goobta la duqeeyay, isla markaana aanay jirin cid wax ku noqotay, taasoo khilaafsan warar ay soo kala saareen dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka oo iska kaashaday weerkan.

 

U.S. Conducts Airstrike in Support of the Federal Government of Somalia

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON