Tuesday, June 24, 2025

Alshabaab oo weerar culus ku qaaday Saldhig ciidamada ku leeyihiin duleedka Degmada Balcad

Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ay ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin duleedka degmada Balcad.

Dagaal u dhaxeeyta labada dhinac ayaa ka dhacay degaan waqooyiga Balcad uga beegan, iyadoo dadka degaanka ay sheegayaan in khasaare labada dhinac uu geysay, waxaana dagaalamayaasha Alshbaab ka laabteen halkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka oo daqiiqo socday la isku adeegsaday hubka culus, saraakiisha ciidamada dowladda ayaa sheegay inay dib u waabiyeen kooxda Alshabaab ayna qasaare gaarsiiyeen, iyadoo aan wax faahfaahin ah bixin.

Maleeshiyada Alshabaab ayaa la sheegay inay jidka u galeen kolonyo ka timid magaalada Jowhar oo ku socotay Muqdisho ayna ka mid ahaayeen ciidamo ka tirsan dowladda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON