Wednesday, June 25, 2025

Alshabaab oo weerar culus ku soo qaaday Duleedka Degmada Balcad & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay dagaal culus ku soo qaaday saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin duleedka degmada Balcad.

Dagaalka ayaa ka dahcay degaanka Ilbaq ee degaanka Gololey oo ay degan yihiin ciidamada dowladda, waxaan dagaalka la isku adeegsaday hubka culus iyo Gaadiidak dagaalka, iyadoo degaankaasi uu 6KM u waqoyi ka xigo degmada Balcad.

Dadka degaanka ayaa sheegay in dagaalka uu ahaa mid muddo socday oo labada dhinac qasaare ka soo gaaray, mana jiro faahfaahin dheeraad ah oo laga helay labada dhinac.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON