Monday, June 23, 2025

Alshabaab oo weerar Gaadmo ku qaaday Ciidamada dowladda & Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo…

Kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka K/Galbeed duleedka magaalada Baydhabo.

Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dagaal socday muddo kooban uu deegaanka Daynuunay u dhex maray ciidamada dowladda iyo kuwa Alshabaab, kasoo dhaliyey khasaaro isugu jira dhimisho iyo dhaawac.

Waxaa la xaqiijiyay in weerarkasi lagu dilay saddex askari oo dowlada ka tirsan, iyadoo lagu dhaawacay saddex kale, iyadoo dhaawaca loo qaaday magaalada Baydhabo.

Ad

Dhinaca Al-shabaab ayaa la sheegay inay gaareen qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, mana jiraan wax faafhaahin ah oo labada dhinac kasoo baxay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON