Wednesday, June 25, 2025

Alshabaab oo Weerar Madaafiic ah ku qaaday Saldhig ciidamada AMISOM ku leeyihiin Sh/Dhexe

Wararka laga helayo Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab aya weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM ku leeyihiin degaanka Biya-cadde.

Weerarka oo ahaa Madaafiic ayaa la sheegay inuu ku habsaday agagaarak iyo saldhiga ciidmada Burundi ee ka tirsan AMISOM ku leeyihiin degaankaasi, waxaana la sheegay in ciidamada AMISOM ay madaafiic kale ku jawaabeen.

Lama soo werin qasaare ka dhacay Madaafiicda la is weydaarsaday, iyadoo dadka degaanka ay isaga carareen saqdii dhexe degaanka ay madaafiicdu ka socotay.

Alshabaab ayaa bishan Ramadaan fulin howgal weyn iyadoo la filayay inay qaadi doono weerarro waaweyn sida hore looga bartay.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON