Friday, July 4, 2025

Alshabab oo soo bandhigay Gaari dagaal oo ay ka qabsadeen Ciidamada Dowladda Somalia [Sawirro]

Al Shabaab ayaa soo bandhigtay Gaari dagaal oo ay sheegtay inay ku qabsatay dagaal dhowaan dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya oo ka dhacay degaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho.

Gaariga lasoo banadhigay ayaa ah Lancruizer (Cabdi Bile) ah oo uu ku xirnaa qoriga Boobaha culus ee Dhashiikaha loo yaqaan, Waxaa kaloo gaariga saarnaa Qaad fara badan iyo sigaar, iyadoo dagaalka lagu qabsaday ay Alshabaab sheegtay in lagu dilay askar ka tirsan ciidamada dowladda.

Dowladda Soomaaliya iyo Taliska ciidamada Xoogga dalka ayaan marna ka hadlin qasaaraha kasoo gaaraya weerarrada dhex mara Alshabaab.

DAAWO SAWIRRO


NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON