Maleeshiyada Alshabaab ayaa la wareegtay Saldhigii milateri ee degaanka Faxfaxdhuun ee Gobolka Gedo, kadib markii 10 sano kadib ay 02-dii bishan Maarso 2019 isaga baxeen ciidamada Kenya.
Alshabaab ayaa soo bandhigtay muuqaalka xerada oo si degdeg ah ay ciidamada Kenya uga baxeen, iyagoo uga tegay qaar ka mida agabyadii, waxaana la sheegay inaysan bixitaankooda ku wargelin maamulka Jubba iyo AMISOM midna.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA







