Guddiga Doorashada Somaliland ayaa soo saaray amar ku saabsan dhaqdhaqaaqa Gaadiidka maalinta ay dhaceyso Doorashada madaxweynaha maamulkaasi oo ku beegan Berri oo Isniin ah.
Gaadiidka ayaa gebi ahaan la xayiray socodkiisa marka laga reebo kuwo kooban oo ruqsad uu siiyay Guddiga Doorashada, waxaana amarka la faray ciidamada inay qabtaan gaadiid kasta oo aan ruqsad ka heysan ruqsad Guddiga.
HOOS KA AKHRISO AMARKA GUDDIGA DOORASHADA SOMALILAND