Friday, March 29, 2024

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka hor yimid dagaalka lagu qaaday Alshabaabka Degmada Balcad [Dhageyso]

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hor yimid dagaalka ka socda degaano hoos yimaada degmada Balcad ee Gobolka Hoose, isagoo ku eedeeyay dowladda Federaalka inaysan kala tashan dagaalkaasi.

Madaxweyne Waare ayaa welwel ka muujiyay qaabka dagaalka looga wado degmada Balcad iyo  cawaaqib xumo uu sheegay inay ka imaan karto, isagoo aan faahfaahin ka bixin arrintaasi.

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare

Wuxuu intaas ku darya in welwelkiisu salka ku hayo ciidamada ku sugnaa Gobolka Shabeellaha dhexe ee dagaalka la geliyay, isagoo sheegay inuu ka cabsi qabo inay dagaalka ku dhabar jabaan Ciidamada dowladda.

Ad

Lama oga sababta keentay in madaxweynaha Hirshabeelle niyad jebiyo ciidamada dagaalka ku jira oo ah kuwa dowladda Federaalka iyadoo aysan jirin ciidamo hoos taga maamulkiisa oo dagaalka ku jira.

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON