Monday, July 14, 2025

Amiir Sacuudi ah oo mashaariic ka hirgelinaya Puntland [DAAWO SAWIRRO]

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo socdaal  ku tegay  dalka Sucuudiga ayaa heshiis dhanka maalgashiga iyo dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha la saxiixdey Maal-qabeenka kasoo jeeda qoyska Boqortooyada Sucuudiga oo lagu magacaabo Amiir Suldaan bin Naasir bin Cabdicasiis Aala Sucuud.

Heshiiska waxaa ka mida dhismaha Deked laga dhisi doono degaanka  Garacad ee Gobolka Mudug, waddo laami ah oo isku xireysa  Garacad iyo Galdogob, iyo weliba dhismaha Garoonka Diyaaradaha  magaalada Gaalkacyo.

Waxaa kaloo amiirku ogolaaday inuu maal-gashada Wershado kalluunka farsameeya oo laga hirgelinayo degaanada xeebaha Puntland sida ay shaacisay madaxtooyada Puntland.

DAAWO SAWIRRO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON