Monday, June 23, 2025

AMISOM oo ka hadashay Askarigii ka tirsanaa ciidamadeeda oo lagu baaray xafladii Dhaarta Xildhibaanada

Sawir si weyn u qabsaday baraha Bulshada Soomaalida oo ku saabsanaa Askari ka tirsan Booliska Soomaalida oo baaraya askari kale oo AMISOM ah ayaa ugu danbeyn ay ka hadashay AMISOM.

Qoraal la soo dhigay barta Bulshada AMISOM ee twitter-ka ayaa lagu bogaadiyay taxadarka dheeraadka ah iyo dadaalka Booliska Soomaalida.

Sawirkan ayaa noqday mid caan baxay iyadoo kumaanaan jeer lagu daabacay baraha bulshada ku xiriirto ee Soomaalida, waxaana laga bixiyay faallooyin badan iyo soo dhoweyn doorka ciidamada Soomaalida.

Arrintan waxaa xiiso u yeelay iyadoo hore loo faafiyay askari ka tirsan AMISOM oo baaraya askari Soomaali ah.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON