Tuesday, June 24, 2025

Aqalka Sare oo Digniin kasoo saaray Doorashada Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed [War-saxaafadeed]

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war-saxaaafadeed uu maanta soo saaray ka digay in faragelin lagu sameeyo doorashada maamul Goboleedyada oo ay ugu horeyso doorashada Koonfur Galbeed.

Qoraal ka kooban 4 qodob oo Aqalka Sare soo saaray ayaa welwel ka muujiyey, kana digay faragelin lagu sameeyo dhammaan doorashooyinka Dowlad Goboleedyada oo ay ugu soo horeyso tan Koonfur Galbeed.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON