Wednesday, June 25, 2025

Askari ka mid ahaa ilaalada Gaarka ah ee Cumar Filish oo Muqdisho lagu dilay

Waxaa magaalada Muqdisho goor dhoweyd lagu dilay mid ka mida ilaalada gaarka ah ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish).

Waxa toogasho lagu dilay Xuseen Abuukar Nuur oo ka mid ah Ilaalada gaarka ah ee Guddoomiye Cumar Fiish, waxaana dilka oo ka dhacay Iridka Dekadda weyn ee Muqdisho la sheegay inuu geystay askari Boolis ah.

Wararka ayaa sheegaya inay ciidamada Amniga baarayaan sida dilku u dhacay iyo sababta dhalisay, waxaana arrinta la wareegay ciidamada Booliska, waxaana meydka askariga la dilay la geeyay xarunta CID-da e.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON