Tuesday, July 8, 2025

Askari ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta Jubbaland oo Dil toogasho lagu fuliyey [Sawirro]

Xukun dil toogasho ah ayaa maanta lagu fuliyey askari ka tirsana ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland marxuum C/risaaq Cumar Cabdullaahi oo 27-dii bishii October ee sanadkan la sheegay inuu  magaalada Kismaayo ku dilay Nabadoon Xassan Goolo.

Maxkamadda ciidamada Jubbaland ayaa 6-dii bishan November askariga ku ridday xukunka dilka ah ee qisaasta Nabadoonka, waxaana saaka lagu toogtay magaalada Kismaayo, isagoo ka mid  ahaa askar ka koobnayd 11 ruux oo lagu eedeeyay denbiyo ay galeen oo ahaa abuurista falal amni darro oo uu qayb ka ahaa dilka Nabadoonka.

SAWIRRO

Image may contain: one or more people, people standing, car and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, outdoor and nature

Image may contain: one or more people, people standing, outdoor and nature

Image may contain: 1 person, standing, outdoor and nature

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON