Monday, July 14, 2025

Askartii Galmudug ee lagu dhaawacay Duqeyntii Mareykanka oo la geeyay Muqdisho

Dhaawacyadii askartii lagu dhaawacay duqeyntii Mareykanku ka geystay bariga gobolka Mudug ayaa maanta la geeyay magaalada Muqdisho.

Dhaawacyadan oo ka tirsanaa askarta Galmudug ayaa diyaarad loo diray ka qaaday Garoonka Gaalkacyo ee Koonfurta Muqdisho. Arrintan waxaa ka shaqeeyay dowladda Federaalka oo dhaawacyada ku daweyneysa Isbitaalada Muqdisho.

DAAWO SAWIRRO

dhaawac-1dhaawac-2dhaawac-3dhaawac-4dhaawac-5dhaawac-6

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON