Thursday, July 10, 2025

DHAGEYSO Nabadoon Axmed Diiriye: “Gobolka Banaadir Hawiye ayaa leh inta kalena marti ayay ku tahay…”

Nabad-doon Axmed Diiriye Cali oo ka mida odayaasha dhaqanka Koonfurta Soomaaliya ayna afhayeenka Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye si weyn u difaacay maqaamka Gobolka Banaadir ee Caasimadda Muqdisho, wuxuuna si cad u sheegay in Gobolka Banaadir uu yahay Gobol ay leedahay Beesha Hawiye, inta kalena ay marti ku yihiin.

Nabadoonka ayaa ka hadlayay guddi loo sameeyay gole degaan oo ay yeelaneyso caasimadda Muqdisho. “Waxaa jirta in caasimadii labaad ee dalka  iyo tii saddexaad  oo ummadda oo dhan ka dhaxeeyay ay sheegtaan Qabiilo gaara, Gobolkan Banaadirna kama duwana, gobolkan Banaadir Hawiye ayaa leh inta kalena marti ayay ku tahay….” ayuu yiri nabadoonka Axmed Diiriye.

DHAGEYSO NABADDOON AXMED DIIRIYE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON