Friday, June 27, 2025

Axmed Madoobe: “Ciidamada Itoobiya ma aha AMISOM-tii hore waxay ku shaqeynayaan amarkeena…”

Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam  (Axmed Madoobe) ayaa odayaasha iyo bulshada JUbbooyinka u sheegay inaan waxa shaki ah laga qaadin ciidamada Itoobiyaanka ah ee dhowaan ku biiray AMISOM ee tegay Kismaayo.

Madaxwayne Axmed Madoobe ayaa niyada u qaboojiyay Odayaasha isagoo sheegay inuusan jirin wax walaaac ah oo ay maamulkiisu qabaan oo kaliya  ciidamada Itoobiya ay fulinayaan qorshaha Jubba.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON