Monday, June 23, 2025

Axmed Madoobe oo Beledxaawo kula hadlay ciidamadii dagaalka looga qabsaday [SAWIRRO]

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta gaaray Degmada Doolow ayaa galabta tegay BeledXaawo, halkaasoo maleeshiyada Alshabaab waqti kooban qabsadeen toddobaadkan.

Wuxuu xeradii ay Shaaabku qabsadeen kula hadaly ciidamada Ciidamada Dowladda iyo kuwa maamulka Jubbalanad, wuxuuna u sheegay inay yihiin awoodda Soomaali iyo maamulka Jubba ay ku tashanayaan.

Axmed Madoobe ayaa u sheegay ciidada in caasimadii Jubbaland ay gacanta cadawga Alshabaab, loona baahan yahay in laga xoreeyo.

Madaxweynaha Jubbaland oo wata diyaarad yar iyo ciidamo ilaalo u ah ayaa saaka tegay Degmada Doolow, kadibna uga sii gudbay Beledxaawo, isagoo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo.

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON