Monday, July 14, 2025

Axmed Madoobe oo dalacsiiyey Sarkaalkii eedeynta u jeediyey Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta darajada Gaaahaanle Sare u dalacsiiyey Taliyaha Ciidamada daraawiishta Jubbaland ee Degmada Afmadow Gaashaanle Mahad Islaam.

Axmed Madoobe ayaa amaanay Gaashanle dhexe Mahad Islaam wadaniyada iyo dal jacaylka uu muujiyay isagoo iska diiday shirqoolka iyo afganbiga la doonayay in lagu minjo xaabiyo nabadgalyada Degmada Afmadow taas oo Dowlada Federaalka ah ay la damacsanayd maamulkiisa sida uu yiri.

Sarkaalkan ayaa dhowaan shaaciyey inay lacag usoo direen madaxa dowladda Somaaliya sida Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo agaaimaha NISA Fahad Yaasiin.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON