Monday, July 14, 2025

Jubbaland oo diiday in Gobolka Banaadir xubno laga siiyo Aqalka Sare [Xaalad Qabyaalad isu bedeshay]

Maamulka Jubba ee Axmed Madoobe ayaa war-saxaafadeed ay caawa soo saareen si cad uga horjeestay in wax laga bedelo heshiiska doorashada 2016, iyadoo si cad uga hor yimid in Gobolka Banaadir xubno laga siiyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka.

Arrintan ayaa ku soo beegantay iyadoo magaalada Muqdisho ay ka socdaan shirar ay leeyihiin madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulada dalka ka jira oo looga hadlayo sida looga gudbi karo is mari waaga ku saabsan qaabka doorashada.

Warar ku dhow dhow Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in xaalada ay isu bedeshay qabyaalad iyadoo ay dhinac kasoo jeedaan Madaxda Beesha Daarood Cabdi Weli Gaas iyo Axmed Madoobe oo diidan  Gobolka Banaadir inuu wax xubno ah ku yeeshaan Aqalka Sare iyo beelaha Hawiye iyo Digil Mirifle oo dhinaca kale kasoo jeeda.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA MAAMULKA AXMED MADOOBE 


Jubbalanad02 Jubbalanad01

GOOBJOOGE.COM

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON