Tuesday, July 1, 2025

Axmed Madoobe oo farriin ku saabsan shirka Kismaayo u diray dowladda Federaalka [Dhageyso]

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa shaaciyay in shirka kismaayo ka furmaya aanu ahayn shir dhibaato iyo shirqool ah.

Axmed Madoobe ayaa farriin uu u diray dowladda Feraalka ku sheegay in Shirku yahay gogol Nabadeed oo Natiijadda kasoo bixi doonta laga arki doono mid dan ugu jirto  umadda Soomaaliyeed.

“Soomaalida iyo dowladda Federaalka iyo dadka dibadda jooga iyo cid kasta oo daneyneysa xasiloonida iyo midnimada Soomaaliya waxaan u sheegayaan in shirka aanu yahay mid wanaag lagu raadinayo oo xumaan aanay ku jirin…” ayuu yiri Axmed Madoobe.

Axmed Madoobe Musharax madaxweynaha Jubba

DHAGEYSO AXMED MADOOBE

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON