Axmed Madoobe oo Hanti dhowre u magacaabay Maamulka Jubbaland [Wareegto]

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magacaabay Hanti dhowraha guud ee maamulkiisa.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay in hanti dhowraha maamulka Jubbaland loo magacaabay C/casiis Sheekh Dayib. maamulka Jubbaland ayaan hore u lahayn hanti dhowre.

AKHRISO WAREEGTADA

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

118,020FansLike
700FollowersFollow
2,761FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!