Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa isku shaandheyn lama filaan ah ku sameeyay golaha wasiirada ee maamulkiisa.
Wareegto goor dhoweyd kasoo baxday xafiiska Axmed Madoobe ayaa lagus heegay inay jirto baahi degdeg ah oo loo qabo dardar gelinta howlaha fulinta dowlad Goboleedka Jubaland in isku bedel ku sameeyay 11 xubnood oo ka mida Golaha wasiirada Jubbaland.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA