Wednesday, July 9, 2025

Axmed Madoobe oo War-cad kasoo saaray Shirka Dhuusamareeb 3 (4 Qodob & Baaq ku socda Beesha caalamka)

Madaxweynaha Jubbaland ayaa soo saray war-saxaafadeed ku saabsan Shirka Dhuusamareeb 3, isagoo eedeyn u jeediyey dowladda Federaalka oo fulin weyday heshiisyadi Dhuusamareeb 1 iyo 2.

War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu faahfaahiyey 4 qodob oo ay ku xadgudubtay dowladda Federaalka kadib shirkii Dhuusmareeb 2 iyo inay si wado faragelinta ay ku heyso Gobolka Gedo.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Jubbaland ay ku howlan ahay sidii loo badbaadin lahaa shirka Dhuusamareeb 1 iyo 2, heshiis buuxana looga gaari lahaa Doorasho waqtigeeda ku dhacda; waxaana beesha caalamka loogu baaqay inay Soomaalida ka caawiso qabashada shirka Dhuusamareeb 3.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON