Sunday, June 29, 2025

Axmed Madoobe oo Wareegto ugu magacaabay Labada Madaxweyne ku xigeen ee Jubbaland

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee dib u doorashadiisa ay sharci darro ka dhigtay dowladda federaalka Axmed Maxamed Islaam ayaa wareegto ku magacaabay labada Madaxweyne kuxigeen ee maamulkiisa,

Axmed Madoobe ayaa dib xilalkaasi ugu magacaabay madaxdii hore u heysay oo kala ah Madaxweyne kuxigeenka Koowaad Maxamuud Sayid Aadan iyo Madaxweyne ku xigeenka labaad C/qaadir Xaaji Maxamed Luga Dheere, taasoo ka dhigan in dhammaan maamulkii hore ee madaxtooyada ay dib u soo wada laabteen, sida Baarlamaanka maamulkaasi,

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON