Monday, June 23, 2025

Baabuur qaraxyo sida kuwii ugu badnaa oo Muqdisho soo galay & Gaari kale oo la qabtay

Saraakiisha ciidamada Booliska ayaa sheegay in caawa la qabtay gaari kale oo ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa,

kaasoo ciidamadu ku arkeen kadibna ku qabteen degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho.

Gaariga la qabtay ayaa noqotay kii afraad ee maalin qura magaalada Muqdisho la soo geliyo iyadoo saddex kamida ay qarxeen maanta, kuwaasoo laba ka mida lagu qarxiyay xarunt CID-da, halka midka kale uu ku qarxay degmada Waaberi.

Gaariga kale ee caawa la qabtay ahaa ahaa nooca CARIB midankeedu qalin yahay, waxaana ku dhex jiray qoryo rasaasta baasuukaha iyo waxyaabaha qarxa oo badanaa lagu geysto qaraxyada.

DAAWO SAWIRRO

Gaari-miineysan01

Gaari-miineysan02

Gaari-miineysan03

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON