Tuesday, July 1, 2025

Baararka & Hoteellada ku yaalla Xeebta Liido ee Muqdisho oo Amar lagu soo rogay [Akhriso]

Maamulka Gobolka Banaadir amar ku soo rogay Bararka iyo Hoteellada ku yaalla Xeebta Liido, degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho, iyadoo lagu amray in la xiro wixii ka dambeeya Saqda dhexe ee habeenkii.

“Maamulka Gobolka Banaadir isagoo tixgelinaya cabashooyin kala duwan oo kasoo gaaray bulshada, waxuu joojiyay in wixii ka danbeeya 12:00 -ka Saqda dhexe aysan furnaan karin Makhaayadaha ku yaalla Xeebta Liido. Makhaayaddii ama Hoteelkii lagu helo wax ka soo horjeeda Diinteena, anshaxa suuban iyo Dhaqanka Soomaaliyeed waa la xiri doonaa”. ayaa lagu yiri war kasoo baxay guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Arrintan ayaa ka danbeysay qeylo dhaan muddo dheer kasoo yeereysay culimada iyo dadka waxgaradka oo sheegay in Baararka ku yaalla Xeebta Liido ay noqdeen Goobo Fisqi iyo Daroogo

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON