Monday, June 23, 2025

Baarlamaanka Galmudug oo ku dhawaaqay Guddiga Doorashada Madaxweynaha. [Akhriso Magacyada]

Baarlamaanka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa ansixiyey Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi.

Guddiga Doorashada oo ka kooban 13 xildhibaan ayaa lagu ansixiyay kulankii maanta ee ka dhacay xarunta Baarlamaanka Galmudug; waxaana shir guddoominaayay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal, iyadoo ay wehliyeen labadiisa ku xigeen ee Jimcihii la doortay.

Guddigan ayaa la faray inay si degdeg ah howshooda u gudaha galaan, waxaana laga sugayaa diyaarinta Doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON