Tuesday, July 8, 2025

Baarlamaanka oo ku dhawaaqay Guddi loo xilsaaray Arrinta Qalbi-dhagax [Akhriso]

Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay Magacyada Gudiga Golaha ay u xil saaray go’aankii ay xukuumada Soomaaliya ee sarkaalkii ONLF C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) loogu gudibiyay Itoobiya.

Guddiga oo ka kooban 15 Xubnood ayaa loo qabtay inay Golaha shacabka warbixin ku soo celiyaan 10-ka Bisha Oktoobar 2017,  taasoo ay go’aan ka qaadan doonaan Golaha Shacabka.

Magacyada Xildhibaanada ka mida Guddigan ayaa waxaa ka dhex muuqda  C/rxamaan Maxamed Odowaa, Maryan Cariif Qaasim iyo kuwo kale.

Arrinta kiiska Qalbi dhagax ayaa  u muuqata inay waqti ka dheer sidii hore loo maleynayay ay qaadan doonto iminka. Iyadoo xiisadii ka dhalatay in loo gudbiyo Itoobiya ay qeyb ahaan qabowday.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON