Sunday, July 27, 2025

Baarlamaanka oo la isugu yeeray kulan uu codsaday RW Xamza iyo Farriin loo diray xildhibaannada

Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanka Federalka ayaa kulan isugu yeeray Beri oo Isniin ah xildhibaannada, iyadoo ajenduhu yahay codsi ka yimid Ra’iisal wasaare Xamza Cabdi Barre.

Farriin loo diray xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa loogu sheegay inay kasoo qeyb galaan shir Kulan Beri oo Isniin ah, taariikhdu tahay 25 July 2022 dhici doona, kaasoo ajendihiisu yahay: Codsi ka yimid Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha.

Sida ay sheegeen warar hore u soo baxay Ra’iisal wasaare Xamsa ayaa la filayaa inuu Golaha shacabka ka dalbado muddo kordhin la siiyo si uu u dhammmeystio dhismaha xukuumadda cusub, iyadoo ay caqabado kasoo wajaheen.

Xamza Barre waa Ra’iisal wasaarihii uu horeeyay muddooyinkan ee ay muddo ka badan bil ku qaadato dhismaha Golaha wasiirada, una baahda in waqti kordhin loo sameeyo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON