Monday, July 14, 2025

Baarlamaanka oo u yeeray Wasiir Oomaar [Akhriso Magacyada Xildhibaanno Mucaarad ah oo Mooshin ka keenay]

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar), iyadoo muddo 10 maalmood ah loo qabtay inuu ku hor yimaado Baarlamaanka.


Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa qoraal u woray wasiir Oomaar, iyadoo la faray inuu Baarlamaanka ku hor yimaado ilaa 1-da December 2019, si wax loga weydiiyo su’aalo ku qoran Mooshin ay Golaha geeyaan 10 Xildhibaan u badan xildhibaanada Xisbiyada Mucaaradka ah oo ku saabsan xayiraadii Wasaaradiis ay sartay Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo.

Mooshinkan Waxaa saxiixay 10 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka, waxaana ka mida xildhibaannada hoos ku qoran magacyadooda:

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON