Tag: Wasiir Oomaar

Dowladda Somalia oo Hay’ada ICAO kala wareegtay maamulka Shaqaalaha Hawada Somalia & Lacagta…

Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 28-ka June 2019-ka lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Addis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, shir ku saabsanaa...

Dowlada Somalia oo War kasoo saartay go’aankii Kenya ku joojisay Diyaaradihii tooska u tegi...

Wasiirka Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Xukuumadda  Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa xaqiijiyey in dowladda Kenya ay ku wargelisay inay joojisay diyaaradihii tooska...

KASHIFAAD: Wasiir Caan ah oo xilkiisa ku weynaya Heshiiska Axmed Madoobe & Dowladda Somalia

Iyadoo magaalada Kismaayo uu ka socdo wadahadal lagu dhammeynayo khilaafkii Madaxda dowladda Soomaaliya iyo madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa...

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Somalia & K/Galbeed oo Diyaarad Helikobtar u qaatay tegay Baraawe

Wafdi ay hoggaaminayaan Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda iyo Wasiirka Gargaarka xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Hoose.

Wasiir Oomaar: “Wax cabsi Amni ah kama jirto Garoonka Muqdisho, baaritaan ayaana ku socda…”...

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iy duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomar) ayaa sheegay inaysan wax cabsi iyo halis amni ah ka jirin...

Dowladda Soomaaliya oo Amar ku soo rogtay Diyaaradaha yimaada Garoomada Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa Amar culus ku soo rogtay diyaaradaha yimaada Garoomada ku yaalla dalka Soomaaliya. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar...

Wasaaradda Gaadiidka oo Shirkadaha Diyaaradaha Qaarkood ka mamnuuceysa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka, Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya  ayaa sheegay in Diyaaradaha aan buuxin sharuudaha looga baahan yahay aysan ka shaqo geli garin Garoonka...

Wasaaradda Gaadiidka oo Sharci kasoo saartay Sumada Gaadiidka & Taargooyin cusub oo lasoo saarayo]

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duuliska Hawada Xukumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar  ayaa faah faahin ka bixiyay sharci Wasaaradu kasoo saartay sumadda Gaadiidka. Mudane...
error: Content is protected !!