Thursday, April 18, 2024

Baarlamaanka Somaliya oo Muddo kordhin u sameeyay dhismaha xukuumadda cusub ee RW Xamza

Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa muddo kordhin u sameeyay dhismaha xukuumadda, kadib codsi ka yimid Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo ku saabsan kordhinta mudadda dhismaha Xukuumadda.

Kulan gaara oo xildhibaannadu ka yeesheen arrintan ayaa codkii loo qaaday waxay natiijadiisu noqotay inay xildhibaannada ogolaadeen 10 Beri oo loogu daro mudaddii dhismaha Xukuumadda oo ahayd 30 berri, balse ka dhammaatay Ra’iisal wasaaraha.

Waxaa kulanka xaadiray 145, waxaa diiday hal xildhiban, halka 144 xildhibaan ay ogolaadeen codsiga Ra’iisal wasaare Xamse oo hadda heysta ilaa 5-ta Ogost inuu kusoo dhiso Golaha Wasiirada cusub.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON