Monday, June 23, 2025

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo Bankiyada Ganacsiga ku Amray inay xiraan xisaabaadka Shirkadaha FOREX

Bangiga Dhexe ee Soomalaiya ayaa amar ku bixiyey in Bankiyada Ganacsiga ee dalka ka jira ay xiraan dhammaan xisaabaadka uga furan Shirkadaha FOREX ee ku shaqeeya inay lacag ka qaataan dadka Soomaaliyeed.

Qoraal kasoo baxay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa ku amraya Bankiyada Ganacsiga inay xiraan dhammaan xisaabaadka ka ganacsiga lacagaha qalaad ee suuqyada caalamiga ah ee (Forex Trading) oo muddooyinkii danbe si weyn loogu yaacay, iyadoo muran dhinaca diiniga ah ay dhaliyeen ganacsiga noocan ah.

Waxaa kaloo Bangiyada Ganacsiga ee la macaamila shirKadaha FOREX-ka laga dooayaa inay sheegaan dhammaan xisaabaadka furan iyo lacagaha ku jira ee ay leeyihiin shirkadaha ku shaqeeya magaca FOREX ee dadka lacagaha ugu qaada inay siinayaan faa’ido Bille ah.

Ad

HOOS KA AKHRISO QORAALKA BANKIGA DHEXE EE SOOMAALIYA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON