Sunday, July 13, 2025

Bannaanbax looga horjeedo Somaliland oo ka dhacay Magaalada Garowe

 

Dadweynaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa Banaanbax loogasoo horjeedo maamulka Somaliland  ka bilaabay maanta Magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.

Waxaana banaanbaxaan ka qeyb galaya boqolaal shacab ah oo wata boorar ay ku qoran yihiin hal ku dhigayo ka dhan ah Maamulka Somaliland.

Dadka Garowe ayaa saakay ku waabariistay iyadoo gaari uu ku xiran yaahay cod-baahiye loogu baaqayo dadweynaha inay kasoo qeyb galaan dibad bax lagu muujinayo sida shacabka reer Puntland uga horjeedaan duulaanka la sheegay in Somaliland kusoo qaadeen gobolka Sanaag.

Bannaanbaxa ayaa ka dhacay barxada Garowe ayay ka qeyb galeen masuuliyiin katirsan Puntland gaar ahaan maamulka gobolka Nugaal iyo kan degmada Garowe.

SAWIRRO

bannaabax

bannaabax1

bannaabax2

bannaabax3

bannaabax4

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON