Wednesday, June 25, 2025

Bannaanbax rabshado wata oo ka dhacay Boosaaso iyo Taliye Boolis oo lagu dhaawacay

Wararka laga helayo magaalada magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in iska hor imaad ka dhacay magalaada.

Iska hor imaadka ayaa la sheegay inuu dhex maray ciidamada booliska iyo dadweyne bannaanbaxayaal ah oo ka cabanaya xaaladda maciishada iyo lacagta shilin Soomaalida ee lagu kala soocayo magaalada ganacsiga ugu weyn Puntland.

Waxaa iska hor imaadka bannaanbaxayaasha iyo ciidamada Booliska ku dhaawacmay Taliyaha Ciidanka Dekada Bosaaso Maxamed Cali Xaashi iyo laba askari oo kale.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON