Monday, July 14, 2025

Booliska Kenya oo soo shaaciyey 8 Qof oo loo heysto Weerarkii Dusit Nairobi [DAAWO SAWIRRADA]

Booliska dalka Kenya ayaa raadinaya 8 qof oo loo heyso weerarkii 15-kii Bishan Janaayo ka dhacay dhismaha Dusit D2 ee magaalada Nairobi, dalka Kenya oo kooxda Alshabaab ay sheegatay laguna dilay 21 qof.

Booliska dalka Kenya ayaa faafiyey muuqaallada 8-da qof ee la sheegay inay xiriir la leeyihiin ama wax ka abaabuleen weerarkaasi, waxaana ka muuqda inay yihiin dad u dhashay dalka Kenya.

Alshabaab ayaa  la sheegay inay dhex gashay dalka Kenya, iyadoo xubno badan ka qoratay beelaha iyo degaanada kala duwan ee dalka Kenya.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON