Monday, July 21, 2025

Booliska Muqdisho oo soo bandhigay Dhalinyaro hubeysan oo howlgal lagu soo qabtay [Sawirro]

Ciidamada Booliska ee Amniga Muqdisho ee ka howlgala Saldhiga Galbeed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen laba dhalinyaro ah oo bistoolad ku hubeysnaa.

Howlgalka oo la sheegay inuu xalay xilli danbe ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Dharkeynley ayaa labada nin ee dhalinyarada ah lagu qabtay, waxaaba magacyadooda lagu kala sheegay: Mowliid iyo Xasan Cabdi, waxaana hoggaanka Booliska uu sheegay in baaris lagu wado, iyadoo looga shakisan burcadnimo.

Dhalinyaradan ay Booliska soo bandhigeen ayaa watay Bistoolad Caag ah iyo Tooreey (Mindi), mana jirto faahfaahin dheeraad ah oo laga bixiyey kiiskooda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON