Wednesday, July 9, 2025

Boqorka Sacuudiga oo Isbitaal loola cararray kadib xaaladiisa Caafimaad oo…

Boqorka dalka Sucuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa isbitaal loola cararray xalay, sida ay shaacisay Wakaalada Wararka Sacuudiga.

Boqor Salamaan oo 84 sano jir ah, isla markaana la sheego inuu qabo cudurro dhowr ah ayaa la geeyay Isbitaal ku yaalla magaalada Riyad, iyadoo warka kasoo baxay Qoyska Boqortooyada lagu sheegay inuu dareemay xanuun dhinaca Kaadi-heysta iyo kelliyaha ah.

Boqor Salmaan xilka qabtay sanadkii 2015-kii, markii uu geeriyooday Boqor Cabdalla, isagoo 79 sano jir ah, isagoo caafimaadkiisa aanu fiicneyn.

Inta badan awooda dalkaasi Boqortooyada Sacuudiga waxaa gacanta ku haya wiilka uu dhalay ee Maxamed Bin Salman oo dalkaasi geliyay xaalad cusub, markii uu ka dhigay dhaxal-sugaha xilka uga dambeyn doona.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON