Thursday, June 26, 2025

Burbur xoog leh oo gaaray Hotelkii la weerarray ee magaalada Kismaayo [Daawo Sawirradii ugu horeeyay]

Waxaa soo baxay muuqaalladii ugu horeeyay ee Hoteelka Cascasey, magaalada Kismaayo, kasoo aty weerar culus ku qaadeen maleeshiyo ka tirsan Alshabab.

Sawirrada waxaa ka muuqda burbur xoog leh iyo calaamado muujinaya sida uu u weynaa weerarka halkaasi ka dhacay oo dad ku dhow 100 qof ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

.
.
.
.
.
.
Image may contain: Muse Mohamed Osman, outdoor
Image may contain: outdoor
Image may contain: sky and outdoor
Image may contain: sky and outdoor
No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON