Monday, June 23, 2025

C/llaahi Goodax oo Xil Cusub ah looga magacaabay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka

Guddoomiye Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalim ayaa xil nooc cusub ah oo la-taliye ah u magacaabay Wasiirkii hore ee waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre.

Wareegto ka soo baxday Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa lagu sheegay in Markii uu arkay baahida loo qabo in si degdega loo dhamaystiro howlaha dib-u- yagleelidda Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Waxaa uu magacaabay:

1. Cabdullahi Godax Borre Lataliye Sare Ee Sugnaanta Cuntada (Senior Food security advisor.) ee Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed( SoDMA).

Ad

Shaqada La-taliyaha cusub ayaa la sheegay in lagu faahfaahin doono shaqo-tilmaame (TOR) gaar ah oo qeexaya howlaha uu qabanayo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON