Sunday, June 22, 2025

C/raxmaan C/shakuur oo ku dhawaaqay inay dhammaatay Musharaxnimadiisii iyo Doorasho

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, wuxuuna faahfaahin ka bixiyey xaaladda dalku galay iyo waxa ka dhashay xil kororsiga Maxamed C/llaahi Farmaajo.

“Waxaan rabnaa inaan idin sheegno inay dhammaatay musharaxnimo; waxaan ahaa dadkii niyad fiicnaa ee Boorarka ku dhegsaday magaaladda Muqdisho; maanta waan kasoo fujistay Boorarkii, sababtoo ah musharaxnimo ma jirto.. Doorasana ma jiurto waa Waxaa jirta in Dulmiga la iska qaado” ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Wuxuu ku dhawaaqay inay dhamamatay Musharaxnio iyo Doorasho, haddana la galay sidii looga hortegi lahaa oo la isaga difaaci lahaa Maxamed Farmaajo, kaasoo uu ku tilmaamay ‘hoggaamiye kooxeed’ jooga Villa Somaliya.

Ad

C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay in Farmaajo u xuub siibtay hoggaamiye kooxeed, kuna danbeyn doono inay Beesha Caalamka ku dhammaado oo la xiro, sida uu yiri.

HOOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON