Sunday, July 13, 2025

C/raxmaan C/shakuur: “Villa Somalia waxay olole & lacag ku bixisay si Ajnabi loogu dhiibo Bankiga dhexe”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida hoggaamiyeyaasha xisbiyada dalka ka jira ayaa madaxtooyada Somalia ku eedeeyay inay lacag ku bixisay si qof ajnabi ah u qabto xilka Guddoomiyaha Bankiga Dhexe.

“Waxaa xalay ka socday Villa Somalia olole xoogaan oo lacag lagu bixinayo si loo bedelo qaar ka mid ah qodobada xeerka Bangiga Dhexe. Ma jirto ayaan dari ka wayn in hantidii qaranka lagu bixiyo laaluusho si ruux ajnabi ah Bangiga Dhexe madax looga dhigo..” ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur oo farriin soo dhigay baraha bulshada.

Madaxda dowladda Somalia ayaa si weyn ugu ololeynaya in xilka guddoomiyaha Bankiga Dhexe loo dhiibo nin kasoo jeeda dalka Ingiriiska iyadoo aan wax faahfaahin laga bixin sababta  kaliftay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON