Tuesday, June 24, 2025

C/raxman C/shakur: “Madaxda Villa Somalia laga aqbali maayo muddo kordhin” [Guddiga KMG ee Doorashada]

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka digay Guddiga KMG ah ee guddoomiyaha Baarlamaanka Somali u magacaabay diyaarinta Sharciga Doorashooyinka dalka.

Wuxuu is weydiiyey sababta Guddiga u xil saarnaa arrintan ee Arrimaha Gudaha looga weeciyey sharciga Doorashada, isagoo sheegay in Qodobka 45aad ee Xeer hoosaadka Golaha Shacabka ay ku caddahay shaqada Guddiyada Golaha., kasoo caddeynayaa in hindise sharciyeedyada loo gudbiyo Guddiyada Golaha ee u xilsaaran.

“Haddaba waxaa is waydiin leh maxaa Guddiga Arrimaha Gudaha Hawshiisa looga weeciyey? Ma waxaa laga cabsaday xubnaha firfircoon ee intooda badan qolada N&N ka aragtida duwan? Haddiise laga weeciyey maxaa xubnaha Gudiga KMG hal dhinac looga raray?. Tani waxay ka dhigan tahay taloobiyinkii ugu danbeeyey ee lagu nuxur tirayey Golaha Shacabka oo horay hawlgab u ahaa..” ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur oo shgeegay inaan madaxda Villa Somalia laga aqbalaynin muddo kordhin.

AKHRISO: Guddiga KMG ah ee loo magacaabay Sharciga Doorashooyinka

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON